Home arrow Siyaasadda | Somaliya arrow Istiqaaladii Geedi Kadib
Pirates Threaten Food-Aid to Somalia: 2008.07.19
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:64
Date:23-07-2008
Bye Bye  - Maria Carey
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:103
Date:22-07-2008
bob marley - no woman no cry
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:39
Date:22-07-2008
Somali supermodels
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:274
Date:20-07-2008
Rihanna - Hate That I Love You
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:825
Date:20-07-2008

Laanta Afka Soomaaliga

BBC
Voice of America

Polls

Should Ethiopian troops leave Somalia?
 
Will 2008 be better year for Somalia?
 

Syndicate

Get Our News Updates
Oct 31 2007
Istiqaaladii Geedi Kadib
News in Somali - Siyaasadda | Somaliya
Written by Ali Moallim   
Wednesday, 31 October 2007

Baydhabo,(insidesomalia.org)- manta Magaalo Madaxda Gobolaka Bay ee Baydhabo oo ah Xarunta KMG Baarlamaanka ayaa waxaa fidhigiisii ugu horeeyey ku yeeshey Xubnaha Baarlamaanka kadib Istiqaaladii Prf Geedi.

Fadhiga manta ayaa waxaa Shirgudoominayey Gudoomiya Baarlamaanka Md Sheekh Adan Nuur (Madoobe) waxaana kasoo qeyb galey in kabadan 200 oo Xildhibaan.

Sida aan ka helney Ilo kudhow dhow Afhayen Baarlamaanka ayaa waxaa ay sheegayaan in manta Xubnaha Baarlamaanka loo qiibiey Boog ay ku qoranyihiin go,aanadii kasoo baxay Shirkii Dib uheshiisiinta Beelaha Somaalida oo lagu soo geba gebeeyey Caasimad Somalia ee Mogdishu Si ay usoo akhristaan kadibna looga doodo Qodabada Boogaas.

Boogan oo manta loo qiibiyey Baarlamaanka ayaa la ogyahay in go,aamada ku qoran ay yihiin qaarkood kuwo xasaasi ah oo xitaa taabnaya Xubna Baarlamaanka laftooda.

Qodabada ayaa waxaa kamid ah Qodobo oranaya in Xubnaha Golaha wasiirada iyo Ra,iisu Wasaaraha laga qaadan karo Baarlamaanka dhaxdiisa iyo banaankiisa intuba taas oo ay inta badan ay kasoo hojeedaan Xubnaha Baarlamaanka ayagoo doonaya in ay xirada ay ayaga u xirnaato.

Madaxweyne DKMG Md Cabdulaahi Yuusuf Axmed ayaa lahadal hayaa in uu doonayo in la ansaxiyo Qodabada ku qoran Booga manta laqiibiyey wuxuu horey Baarlamaanka uga codsadey in ay ansaxiyaan Qodobadab.

Waxaa lagu wadaa in fadhiyada xiga ee Barlamaanka looga dodo qodobadan xasaasiga ah iyo meesha laga soo magacaabayo Ra,iisul Wasaaraha Cusub oo dadbadani isha ku hayaan magacaabistiisa.

Comments (0)add
Write comment
quote
bold
italicize
underline
strike
url
image
quote
quote
smile
wink
laugh
grin
angry
sad
shocked
cool
tongue
kiss
cry
smaller | bigger

busy
 
Related news items
Newer news items
Older news items

<< Previous Page          

< Prev   Next >